Hargeysa(SLpost)- Siyaasi kale ayaa maanta caddeeyay hankiisa siyaasaddeed ee matalidda xisbiga WADDANI. Muwaadinkan ayaa cadeeyay in uu u sharaxan yahay jagada musharaxa madaxweyne ee Xisbiga WADDANI islamarkaana waxa uu guddoomiyaha xisbiga u soo jeediyay in uu si cadaalad ah tartanka u qabto.