Maqaallo Murashax Xaaji Maxamuud Axmed Jaamac oo u taagan doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa By ht - November 14, 2020 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Xaaji Maxamuud Axmed Jaamac, ayaa shaaciyey inuu yahay Murashax u taagan Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa, isla markaana uu iska sharrixi doono Xisbiga Waddani.