Somali News Mooshinka Haamaha Shidaalka iyo Sawir Gacmeedka Amiin Caamir By ht - September 17, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa(SLpost)-Farshaxanka amiin caamir ayaa sawir gacmeed ku muujiyay mooshinka haamaha shidaalka oo golaha wakiilada mar kale la doonayo in la horkeeno, waxaanad sawirka ku arkaysaa nabrada ku yaala Baashe iyo yaabka Xirsi.