MEHER WACAN: Isaxaaq Axmed Maxamed iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (GAARRIYE)

0

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo Awoowo Maxamed Xuseen Naalleeye ayaa nagu casuumay meherka Isaaq iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) oo saaka ka dhacayay Maansoor Hotel ee Magaalada Hargeysaโ€ฆ 09:30 arooryo ayay munaasibaddu bilaabantay.

Waxa ka soo qayb galay

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Hambalyo-meherAbwaan Xasan Xaaji C/Laahi Ganay

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle (Shaacir)

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Abwaan Axmed Aw Geeddi (Dheeraad)

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Qoraaga caanka ah: Boobe Yuusuf Ducaale

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Mujaahid Ibraahin C/Laahi Xuseen (Dhegaweyne)

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Xasan Maxamed Yuusuf

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Axmed Cismaan Batuun

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Xildhibaan Maxamed Sheekh C/Raxmaan, Golaha Guurtida Somaliland

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Professor Axmed Maxamed Cadaad

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Professor Axmed Gahayr

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Suldaan Maxamed Kooshin

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Suldaan Maxamed Siciid

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Abwaan C/Risaaq Maxamed C/Laahi (Oday)

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Ibraahin Cismaan

  • Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

ยทย ย ย ย ย ย ย ย ย Yuusuf Boobe Yuusuf Ducaale iyo marti-sharaf kale oo mug leh

Xasan Maxamed Yuusuf, Guddoomiyeha Solja ayaa furay, Quraankana waxa akhriyay Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle (Shaacir), kaddibna waxa inanta doonay Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan iyadoo uu si milgo leh u bixiyay Maxamed Xuseen Naaleeyeโ€ฆ. Meherkana waxa raaciyay Sheekh C/Qaadir Xaaji Jaamacโ€ฆ. Gebagebadiina waxa weedho duco, dardaaran iyo guubaabo ah ka jeediyay Hadraawi, Boobe, Dhegaweyne, Suldaan Maxamed iyo bah kale.

Dhammaan dadkaas iyo

  • Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame)
  • Abwaan Maxamed Jaamac Cabdi (Gaaxnuug)
  • Siddiiq Maxamed Burmad

Mahad Jaamac Koronto iyo Axmed-Yaasiin C/Raxmaan Axmed (Dool)

Waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka

ย Isaxaaq Axmed Maxamed

Iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye)

Oo Saaka ka dhacay Maansoor Hotel ee Magaalada Hargeysaโ€ฆ 09:30 arooryo.. Waxa ay leeyihiin noqda reerkii aqal-galkooda ku gaadha guul iyo barwaaqo.. Aamiin, Aamiin, Aamiin.