Aabo Cabdi Xasan Caliย (Shaadiro) iyo Hooyo Jawaahir Cabdi Cabdale iyo caruurtooda oo kala ah: Liban Cabdi Xasan, Guled Cabdi Xasan, Xamse Cabdi Xasan, Eng.Maxamed-Amin Cabdi Xasan, Bilan Cabdi Xasan, Axmed Cabdi Xasan, Cosob Cabdi Xasan, Caamir Cabdi Xasan Iyo Bahda Media-ha Madaxtooyada JSL Naasir Daahir Yusuf.
Dhamaan Dadkaasi Waxa Hambalyo Iyo Salaan U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada
Cadnaan Cabdi Xasan
Iyo Caasha Axmed Khamiis
Oo 14-03-2013 meherkoodu ka dhacay ย Hotel Maansoor ee magaaladaย Hargaysa waxaanay leenahay noqda kuwii isku raga, ubad khayr qabaย kala hela. Amiinโฆโฆ.AaminโฆโฆโฆAamiin