Liibaan Xaaji Fagadhe, Baaruud C/laahi Cilmi, Maazim Axmed Cawaale, Khalid C/laahi Sharaab, Axmed saki Daahir Xasan, Maxamed Mukhtaar Xasan, Jacfar Axmed Bade, Khadar Iid Kaariye, Cismaan Axmed Cismaan, Abwaan Mubaarik Careef iyo dhamaanba bahada saxaafada Somaliland waxay Hambalyo aan la soo koobi karin Hawada umarinayaan Boqorka iyo Boqorada
Aadan Xasan Aadan
Iyo
Muha Daahir Farax Jire
Oo Meherkoodu Maanta ku qabsoomay Hotel Sheraton ee magaalada Jabuuti. Waxa ay leeyihiin Eebbe ha idinka Yeelo lammaanihii Qoyskoodu badhaadhe ku naaloodo, Eebbana kala siiyo Ubad Kheyr Qaba. Aamiin…Aamiin……..Aamiin.