Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta goโaan ka soo saartay Dacwad Dastuuri ah oo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku usoo gudbiyey isaga oo tixraacaya qoraal madaxweynaha Somaliland u gudbiyey.
Dacwada Maxkamadda Sare go’aanka ka soo saartay, ayaa nuxurkeedu ku saabsanaaย Wax-ka-bedel iyo Kaabis lagu Sameeyey Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diwaangalinta Codbixiyaasha Xeer Lr 91/2023.
Goโaanka Maxkamadda Sare kaga bogo halkan.