Hargeysa (SLpost)- Ergada Guurtida ee isu-xilqaantay Deminta kilaafka Xisbiga Kulmiye, ayaa maanta go’aamo lagu xalinayo is-maandhaafka Xisbiga ka hor-akhriyey madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiyaha xisbiga talada haya Muuse Biixi oo kala hoggaaminayey labada garab ee Xisbul-xaakimku u kala jabay.
Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse Biixi Cabdi, ayaa go’aamadaas ka dib, warbaahintu wax ka weydiisay sida ay u arkaan go’aamadaas.
DHEGAYSO
SOMALILANDPOST.NET