Madaxweyne Siilaanyo oo kulan la qaatay Wakiilka Hayโ€™adda UNFPA iyo nuxurka waxyaabaha ay ka wada-hadleen

0

Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiskiisa ku qabilay wakiilka hayaโ€™dda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta iyo Ilaalinta Xuquuqda Bulshooyinka ee UNFPA Xafiiskooda Somaliland iyo Somalia, kaas oo dhawaan la wareegay Xafiiska la wareegay fadhigiisuna yahay magaalada Nayroobi.

HALKAN HOOSE KA DAAWO