Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyay Xeerka Furashada ururrada Siyaasadda

0
Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ย ayaa maanta ku dhawaaqayย  Dhaqan-gelinta Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda.

Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu shaaciyay goโ€™aanka madaxweynaha, waxaana goโ€™aanka madaxweynaha lagu sheegay sidan:

โ€œMadaxweynaha Somaliland

Markuu Arkay:ย  Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,

Markuu Helay:ย  Goโ€™aanka Golaha Wakiilada JSL ee Goย’aan Lr. GW/KF-15/534/2011, ee Ansixinta Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda,

Markuu Arkay:ย  Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.

Wuxuu Soo Saaray,

Dhaqan-galka Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Xeer Lr. 14/2011.โ€

ALLAAย MAHADย LEH

Xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada JSL.