Madaxweyne Mustafe Cagjar oo Socdaal u kuur-galis ah ku maraya gobollada DDSI

0

Madaxweynaha DDSI Mustafe Maxamuud Cumar iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa socdaal uu xaaladda deegaanka ugu kuur-galayo ku maraya gobollada, waxaanu maanta gaadhay deegaanka Fiiq ee gobolka Af-dheer.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE