Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Raysal-wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa maanta kala saxeexday Heshiis taariikhi ah oo dalka Ethiopia u suurta-galinaya inay si buuxda u isticmaasho Dekedda Berbera.
Madaxweynaha Somaliland ayaa Faahfaahiyey Muhiimadda Heshiiska Is-faham ee uu La Saxeexday Raysal-wasaaraha Ethiopia.