Hargeysa (SLpost) – Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo bandhigay tirade mashaariicda xukuumaddiisu ka fulisay gobolka Sool muddadii uu hoggaaminayey talada dalka.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad sannadeedkiisa dastuuriga ah ka jeediyey fadhi wada-jir ah oo ay isugu yimaaddeen Goleyaasha sharci-dejinta, waxa uu sababaha dhaliyey dagaalka Laascaanood iyo ujeeddadiisa ka sokow khudbadiisa ku soo qaatay mashaariico kala duwan oo xukuumaddiisu ka fulisay Gobolka Sool.
Madaxweyne Biixi waxa uu sheegay inay xukuumaddiisu gobolka Sool ka fulisay mashriicda ugu tirade badan ee gobollada dalka la fuliyey intii u dhaxaysay 2018-dii ilaa 2022-kii.
Madaxweynaha oo qodob-qodob u soo qaatay mashaariicda gobolka laga fuliyey, waxa hadalkiisa ka mid ahaa:- โIntaanan u gudbin xaaladda maanta ee Magaaladda Laascaanood waxaan idinla socodsiinayaa in muddadii ay xukuumadaydu xilkan haysay ay dadaal badan u gashay sidii loo horumarin lahaa Gobolka Sool, waxaana wax-badan laga qabtay dhinacyada biyaha, waxbarashada, caafimaadka iy adeegyada kale ee loo fidiyo muwaadiniinta.
Ceelasha; Muddadii xukuumaddu xilkan haysay waxa laga qoday Gobolka Sool 28 Ceel oo dhaadheer.
CEELASHA LAGA QODAY GOBOLKA SOOL 2018 – 2022
SN Goobta Cida Fulisayย Gobolka Sanadkaย Nooca Mashruuca
1 Ceelka Qorileyย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
2 Ceelka Dhumey Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
3 Ceelka Xidhxidh Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
4 Ceelka Saaxdheerย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2018 Ceel dheer (Riig)
5 Ceelka Kalabaydh Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2022 Ceel dheer (Riig)
6 Ceelka Bali hadhac 1 Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2022 Ceel dheer (Riig)
7 Ceelka Bali hadhac 2 Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2022 Ceel dheer (Riig)
8 Ceelka Dhabansaar Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2022 Ceel dheer (Riig)
9 Ceelka Shululuxย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2022 Ceel dheer (Riig)
10 Ceelka Goljanoย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2022 Ceel dheer (Riig)
11 Ceelka Guumaysย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2022 Ceel dheer (Riig)
12 Ceelka Guumaysย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2022 Ceel dheer (Riig)
13 Ceelka Yagoori 1 Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
14 Ceelka Yagoori 2 Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
15 Ceelka Yagoori 3 Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
16 Ceelka Yagoori 4 Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2018 Ceel dheer (Riig)
17 Ceelka Canjiidย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2020 Ceel dheer (Riig)
18 Ceelka Tuulo Samakaab Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
19 Ceelka Lafaweyneย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
20 Ceelka Awrboogays 1 Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2018 Ceel dheer (Riig)
21 Ceelka Awrboogays 2 Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
22 Ceelka Sarmaanyo 2 Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
23 Ceelka Xuddun 1 Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2020 Ceel dheer (Riig)
24 Ceelka Xuddun 2 Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
25 Ceelka Adhicadeeyeย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
26 Ceelka Geel caseeyeย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2018 Ceel dheer (Riig)
27 Ceelka Dharkayn geeyoย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
28 Ceelka Kacayaย Wasaaradaย Biyahaย G.Soolย Sanadkii 2019 Ceel dheer (Riig)
Caafimaadka; Muddadii xukuumaddu xilkan haysay waxa laga dhisay Cusbitaalka Maanka, Ballaadhinta Cusbitaalka Laascaanood. Waxa kale oo la dhisay xarumo caafimaad oo tiradoodu tahay 56 Xarumood, isla markaana waxa loo iibiyey 6 Gaadhi oo ah gaadiidka gurmadka degdeg ah, kuwaas oo kala ah:
SN Goobta Cida Fulisayย Gobolka Tirada
1 Cusbitaalka Gobolkaย Wasaaraddaย Caafimaadka Gobolka Soolย 1
2 Cusbitaalka Maankaย Wasaaraddaย Caafimaadka Gobolka Soolย 1
3 Cisbitaalada Degmooyinkaย Wasaaraddaย Caafimaadka Gobolka Soolย 3
4 Xarun Caafimaad Wasaaraddaย Caafimaadka Gobolka Soolย 36
5 Caafimaadka Aasaasiga ahย Wasaaraddaย Caafimaadka Gobolka Soolย 17
6 Ambulance Wasaaraddaย Caafimaadka Gobolka Soolย 6
Waxbarashada; Muddadii xukuumaddu xilkan haysay waxay Gobolka Sool ka dhistay dhismayaal waxbarasho, isla markaana waxay dayactirtay dhismayaal hore u jiray. Guud ahaan dhismayaasha cusub iyo kuwa la dayactiray waxay dhan yihiin 19.
SN Magaca Dugsiga Demada Dugsi Cusub Tirada Fasalada
1 Yaaheel Laascaanood Dugsi Cusub 3 Fasal iyo 2 Xafiis
2 Caaroole Taleex Dugsi Cusub 2 Fasal iyo 2 Xafiis
3 Horyaal KG Laascaanood Dugsi Cusub 3 Fasal iyo 1 Xafiis
4 Goljano Primary Laascaanood Qololka gabdhaha ee cusub 2
5 Carrooley Laascaanood Hool Qalabaysan 4 Suuliย ย 1
6 Tuka-raq Laascaanood Hool Qalabaysan 4 Suuliย ย 2
7 God-aale Laascaanood Hool Qalabaysan 4 Suuliย ย 1
8 Laascaanood (New) Laascaanood Dugsi Cusub 9
9 Abyan Laascaanood Kordhinย 2
10 Manhal Laascaanood Kordhinย 2
11 Godaalo Taleex Kordhinย 4
12 Karin Dabayl Weyn Laascaanood Kordhinย 2
13 Lafa-weyne Laascaanood Kordhinย 2
14 Hoyga Laascaanood Laascaanood Kordhinย 2
15 Macalin Jaamac Laascaanood Kordhinย 2
16 Xuddunย Xuddun Kordhinย 2
17 Kalabaydhย Laascaanood Hoolka shirarkaย 1
18 Xargaga Laascaanood Kordhinย 2
19 Sarmaayoย Laascaanoodย Kordhinย 2
Mashaariicda Wadooyinka ee la Hirgaliyey
SN Faahfaahinta
1 Laamiga Madaarka Magaalada Laascaanood 5Km
2 Laamiga Dhakhtarka Weyn ilaa Kantaroolkaย 4Km
3 Laamiga Fayo ilaa Dahabshiil 1.5 Km
4 Laamiga Telesom ilaa Kantaroolkii hore 3 Km
5 Laamiga Argada Royal ilaa Qudhacda 400 M
6 Laamiga Masjid Jaamaca Laascaanood 3 Km
7 Laamiga Yagoori Cadhootay ilaa Dhakhtarka 500 M
8 Laamiga Iskoyska Manhal ilaa Dugsiga Muuse Yuusuf
9 Waddada Xargaga
10 Wadada isku xidha Laascaanood ilaa Kalabaydh 32 Km oo caro kaawo ah.
11 Dayactirka Laamiga Adhi-cadeeyo ilaa Tuulo Samakaab
12 Dayactirka Jidka Laamiga ah ee Dhex Mara Magaalada Laascaanood
Dhismayaasha; Muddadii xukuumaddu xilkan haysay waxa laga dhisay Gobolka Sool dhismayaal dawladeed oo kala duwan, kuwaas oo dhan 31 dhisme oo kala ah.
SN Dhismayaasha
1 Dhismaha Xarunta Maamulka Gobolka Sool
2 Dhismaha Madaxtooyada Laascaanood
3 Dhismaha Baanka Laascaanood ee Socday.
4 Dhismaha Xarunta Ciidanka Dabdamiska Qaran ee Laascaanood
5 Xarunta Ciidanka Birmadka ee Laascaanood
6 Mashruuca Qorshaha Nashqadeynta Malaagada Laascaanood (Master Plan)
7 Dhamaystirka iyo Dayactirka Garoonka Cabdi Bile Cabdi
8 Mashruuca Biyo Xidheenka Widh widh
9 Dhismaha Korodhka Jaamacada Laascaanood
10 Dhismaha Saldhiga Farxaskule
11 Dhismaha Wasaaradda Xanaanada Xoolka iyo Horumarinta Kaluumaysiga ee Laascaanood
12 Dhismaha Maxadka Tababarka Diiniga ah ee Laascaanood
13 Hirgalinta Mashruuca GPLG ee Dawladda Hoose ee Laascaanood.
14 Dhismaha Boodhinka Laascaanood
15 Dhismaha Xarunta Gawraca Xoolaha ee Laascaanood
16 Dhismaha Godka Khashinka Laascaanood.
17 Xarunta Neersariga Cagaarinta Laascaanood
18 Mashruuca Soolarta Degmada Samakaab
19 Sameynta (5) Shan Barkadood Dhumay iyo Daba-taag.
20 Dayactirka Saldhiga iyo Dawladda Hoose ee Degmada Yagoori.
21 Mishiinka Kaydinta Oxygen-ta ee Laascaanood
22 Dhismaha Guriga Kaydinta Daawada
23 Dhismaha Guriga Calafka Xoolaha ee laga fuliyey Dalyare, Siindhoob iyo ooda-gooye
24 Dhismaha Xafiisyada Dekedda Qalalan ee Ganbadha.
25 Cashuur Dhaaf loo Sameeyey 655 Gaadhi ee Gobolka Sool
26 Dhismaha Saldhiga Taleex
27 Dhismaha Xafiiska Gobolka Taleex
28 Dhismaha Xafiiska Degmada Taleex
29 Dhismaha Dhaamka Taleex
30 Dugsiga Farsamada Adhi Cadeeye
31 Dhismaha Saldhiga Booliska Sarmaayo.