Madaxweyne Biixi oo Shacabka ku hambalyeey Munaasibadda Ciidal-fidriga

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Ciidal Fidriga Awgeed Dhambaal Hambalyo ah u diray Shacbiga Somaliland iyo Guud ahaan Muslimiinta meel ay joogaanba.