Hargeysa (SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Qasriga madaxtooyada kulan saacado qaatay kula yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo weftigii ku wehelinaayey socdaalkiisa.
Afyeenka madaxtooyada Somaliland Ax,ed Saleebaan Dhuxul ayaa ka warbixiyay Kulankaa Garaadka iyo Madaxweynaha Somaliland
Halkan ka Dhageeyso Codka Afayeenka
Somalilandpost.net
Hargeysa/Somaliland