Ankara (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta gaadhay caasimada dalka Turkiga ee Ankara.
Weftiga Madaxweynaha ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey garoonka Diyaaraha oo ay kaga hortageen masuuliyiin sar-sare oo ka socda dawlada turkiga.
Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuudย (Siilaanyo)ย iyo weftigiiisa waxa lagu qaablay Hab-maamuus sare, waxaana la filayaa in 48-kaย saacadood ee soo socda uu ka qayb-geli doono shirka wada hadallada Somaliland iyo Somaliya oo Berri si rasmi ah uga furmaya dalka Turkiga gaar ahaan magaalo madaxdiisa Ankara.
DAAWO SAWIRRADA