Xaaji Cumar Digaale. Baraka-cayaashan oo ay tiradoodu dhan tahay 829 qoys ayaa haatan 700 ka mid ah
qoysaskahalkaa degay ayaa waxay u dhiseen dhismayaal ay kaga hoydaan dabaysha iyo cadceeda inta kalena ay
6-da bilood ee soo socda ay u samayn doonaan dhismayaal dhismayaashan oo ay iska kaashadeen dowlada hoose hayโadaha UN-ta ,Wasaarada dib u dejinta iyo local NGOโs