Hargeysa (SLPOST) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka koonfur Africa kuwaas oo Somaliland kala shaqayn doona hawlaha ictiraaf raadinta Jamhuuriyada Somaliland
Halkan Ka Dhageyso