Sidaas wada ognahayba waxaa manta ay maraysaa somaliland meesha ugu haboon ee mujtamaceeno gudo iyo dibad ba la isku duuban yahay taas oo cadayn u ah Horimarkaan gaadhay ee la taaban karo .
Hadaba waxaa jira mudooyinkan danbe dhaliilo loo tirinayo xukumadaa aad adigu madax da utahay taas oo ay ka mid tahay in musuqmaasuqa ,magacaabida cida aan mudnayn ,iyo waxka qabasho laaanta siyaasada arimah dibada ,
Waxaa Gaab badan Kajiraa meelo badan oo ah laxaadka Dawladnimadeena oo mudo bilaa maamul ah .
Iyadoo tahay in aad ka baran tagtid islamrkaan aad ka fiirsato ,cid aku haboon eed u magacabayso xilka ahna Dhaqan dublamasiyadeed , waxaanse filanayaa ion kugula talin lahaa in aad Sedexba aad aanad ku xulay : nin jeclaysi .Qabiil jeclaysi iyo dan jeclaysi . waxaase mujtamaca somaliland lagaa sugayaa in aad ku soo xulandoonto MAgacaabidaa lagaa filayayo Wigagan soo socda ,Gaar Ahaan Waxaa idhaha lagu hayaa Cida aad umagacaabayso Wassarada Arimaha Dibada oo mesha somaliland huwan Shaadhkeeda .
Waxaan se filanaaba in aad badiso Tashiga oo ah waana Seeska Siyaasada ,
Waxaan Akhriyey reports ay soo diyariyeen kubaro Caalmi ah oo tageersan dhawaan shirkii aad ka qayb gashay iyo waxyabaha ay somaliland larabo in laga tageero oo ay ka mid yihiin dhinacyada Horimaka ,nabadgalyada ,dimuqradiyada ,iyo maamul wanaaga .
Ugu danabayn waxaan ogtaa wada tashigu waa furaha Horimarka
Sarkaal sare ka tirsan WAssarada Arimaha Dibada
Rajab Ismail Salah
Tell 4416899
Rajab03@hotmail.com