Somali News Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Burco oo Xilkii La Wareegay By ht - January 26, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Burco(SLpost)-Maareeyaha cusub ee dhawaan loo soo magacaaay wakaalada bixyaha Burco ayaa xilkii kala wareegay maareeyii hore ee wakaaladaas, waxaana halkaas ka dacday xaflad si balaadhan loo soo agaasimahay. https://youtu.be/IBC7klS_D30