Somali News Lixdan Jir U Fadhiistay Imtaxaanaadka Shahaadiga Ah ee Dugsiga Sare Somaliland By ht - September 4, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa(SLpost)-Oday da’diisu tahay lixdan jiray ayaa noqoday qofkii ugu sareeyay ee imtaxaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare u fadhiista Somaliland, ogaygan ayaa u dhashay magaalada Ceerigaabo waxaana laga waraystay dhacdadan cajaa’ibka ah.