Laascaanood: Kulan Lagaga Hadlayay Nabadgelyada Oo Ay Ka Qaybgaleen Qaybaha Bulshadu

0

Laascaanood, (SLpost)- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa shalay waxa lagu qabtay kulan lagaga hadlay nabadgelyada, kaas oo ay ka qayb galeen maamulka heer gobol, heer degmo iyo qaybaha kala duwan ee bulshadu.

HALKAN KA DAAWO:-