Somali News “Komishankii Hore Kama Maarano, Kuwan Cusub-na Waa Sharci” – Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi By ht - February 2, 2020 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Xus ballaadhan oo loo sameeyey Sannad-guurada 26-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.