
Hargeysa, (SLpost)- Wada-hadalkii u socday xukuumadda iyo saddexda xisbi qaran ee lagu lafo-gurayay sidii loo turxaan-bixin lahaa khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii guurtida ayaa caawa heshiis wada-jir ah ay kasoo saareen saddexda xisbi.
Kulan ka mid kuwii ay dhinacyada dooddayaa ku wada-hadlayeen oo caawa ka qabsoomay xarunta madaxtooyada ayaa laga soo saaray heshiis ka kooban afar qodob waxaanu u dhignaa heshiiskaasi sidan:-