Somali News Khilaafka Golaha Guurtida Somaliland ee Sababay Fasaxa Labada Bilood ah By ht - November 7, 2022 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta galay Fasax Laba Bilood ah, kaddib markii ay mudaneyaashu isku meel mari waayeen doodda Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo doonka oo muddooyinkii u dambeeyey horyaallay golahaas.