Wakiilkaย ย ciyaaryahanย ย John Obi Mikel,ย ย ayaa xaqiijiyeyย ย in aabaha dhalayย ย Ciyaaryahankanย john obi mikel ayaa la afduubayย ย jimcihii ahi aynu soo dhaafnay.
Mikel ayaa la ogaysiiyey warkanย ย ka hor kulankii Axdiiย ย ee ay kooxdiisuย ย la ciyaaraysay Stoke City. Laakiinย ย waxa uu goโaansadayย ย inuu ciyaaroย ย kulankii ugu horreeyayย ย Chelsea ee xilli- ciyareedkan.
Johnย ย Obi Mikel ayaa la waayeyย ย habeenkiiย ย jimcaha, ka dib markii uu ku soo laaban waayeyย ย shaqada.
Warbixin qoraal ahย ย oo ay soo saareenย ย Mikel managementย ย groupย ย ayaaย ย yidhi โSEMย waxaย ย ay xaqiijinaysaaย ย in aabahaย ย John Obi Mikelย ย lugu afduubay dalka Nigeria 12 August , ilaa haatan wax madaxa furasha ahย ย ma helinโ
John Obi Mikelย ย waxaa u sheegay warkanย ย tababarihiisa ka horย ย kulankiiย ย Stoke City iyo Chelsea , waxaanuย ย ย goโaansadayย ย inuu ciyaaroย ย ย si uu kooxdiisa iyoย ย Qoyskiisaba aanu hoos ugu dhigin .
โChelsea FCย ย waxaay raadinaysaa talo ku saabsan dhinacaย ย sharcigaย ย ah oo ku aadan shir jaraaโidย ย oo maanta gelinka dambe ay qaban doonaan, iyo arrimaha amaanka ee ciyaariyahankaโ ayaa lugu yidhi warbixintaas.