Jimciyadda Sooyaal oo Tacsi u diray Mujaahid Saleebaan Xuseen Axmed (Salo)

0

 

Wuxuu maamulka Jimciyadda Mujaahidiinta Sooyaal ay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Mujaahid Saleebaan Xuseen Axmed (Salo) oo ay ka tacsiyadaynayaan geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid wiilka marxuun Mustafe Saleebaan Xuseen Axmed.

  1. C/risaaq Jaamac Xuseenย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  Gudoomiyaha J.M.Sooyaal
  2. Yuusuf Maydal Cumar ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  G/xigeemka J.M.Sooyaal
  3. Maxamed C/lahi Samatar ย  ย  ย  ย  ย  ย  Agaasimaha J.M.Sooyaalย 
  4. C/rashiid Axmed Yuusuf ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  Xisaabiyaha J.M.sooyaalย 
  5. Sheekh Maxamuud Muuse Ciiseย  ย  Agaasimaha Naafada iyo Agoonta
  6. Axmed Askar Oday
  7. Maxamed Carab Geele
  8. Xasana Cabdi MAxamed (Dugulo)
  9. Maxamuud Cabdi Xasan (Quule)
  10. Faysal C/lahi Maxamedย 
  11. Diiriye C/lahi Yuusuf
  12. Faysal Maxamed Maxamed Maxamuud

Sidaas darteed waxaanu illahay marxuunka uga baryeynaa in naxariistiisa jano ka waraabiyo ehelkii , qaraabadii , Asxaabtii uu ka baxay marxuunkuna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyoย  Aamiiin Aamiin yaa raabiย