Somali News “Hogaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland Waxa Uu Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Shacbiga Somaliland” By ht - May 18, 2013 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Stockholm (SLpost) – Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland; Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Murashaxa Madaxwaynaha, Murashax Madaxwayne ku Xigeenka ee Xisbiga,UCID, Iyo Guddoomiye Ku Xigeennada Xisbiga UCID Waxay Dhamabaal Hambalyo ah u dirayaan Guud ahaan Shacbiga Somaliland Gaar Ahaan Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo Dhamaan Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID Gudo Iyo Dibad-ba, kuna Xuska sanad guuradda 22-aad ee Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-ka May 2013. Waxaa Xisbiga UCID Shacbiga Ilaahay Uga Baryayaa Iney Sanadkan Sanadkiisa ku Gaadhsiiyo Bashbash Iyo Barwaaqo Iyo In Eebe Ugu Wado Nabadgalyada iyo Horumarka ay Higsanayaan.” Stockholm GUUL IYO GOBONIMO SOMALILAND