Hay’adda Shaqaalaha Oo Tabobar U Qabatay Qaar Ka Mid Ah Waaxyaha Dawladda

0

Hargeysa, (SLpost)- Hay’addaShaqaalaha dawlada ayaa tababar u furtay agaasimayaasha waaxyaha shaqaalaha iyo shaqadaee wasaaradaha iyo hay’adaha dawlada, tababarkan oo qayb ka ah qorshaha  kor u qaadista tayadashaqaalaha Somaliland.