Hargeysa (SLpost)- Hayβadda EUCAP oo Xafiis ku leh Soomaaliya iyo Somaliland ayaa wadda qorshe ay ku mijo-xaabinayso Danaha Somaliland ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.
Hayβadda oo qorsheyaal badan oo Qarsoon ka wadda gudaha Somaliland ayaa sheegtay ayaa qoraal ay soo saartay ku caddaysay inay taageero ciidan siin doonto ergayga uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo u magacabay Geeska Afrika iyo Badda Cas.
Arrintan oo khatarteeda leh ayaa ku soo beegmaysa xilli uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu hore u diiday qof kasta oo dawladda Soomaaliya soo magacawdaa in aanu ka shaqayn doonin badda cas.
Warkan oo faahfaahsan ka akhriso qoraalka Hoose
[…] waa muddooyinkii u dambeeyey waxa soo if-baxayey dhaliilo loogu jeediyey hayβaddan inay waddo hawl-gallo ka dhan ah Somaliland, maadaama oo Midowga Yurub maalgelinayaan Ciidammada badda Soomaaliya oo ay ka caawinayaan sidii ay […]
Comments are closed.