Hargeysa (SLpost)- Guddiga Nabad-gelyada Xaafadaha Magaalada Hargeysa oo ay weheliyaan maamulka Caasimadda, ayaa maanta shir-jaraa’id oo ay ku qabteen xafiiska Maayarka Hargeysa, waxa ay shacabka caasimaddaย ugu baaqeen inay meel uga soo wada-jeestaan ilaalinta nabadgelyada inta lagu gudo-jiro xuska 18-ka May.