Hargeysa: Khilaafkii Sababay Inay Gadiidka Basasku Shaqo-joojin Sameeyaan Oo Xal Laga Gaadhay

0

(SL.Post) Waxa la soo afjray khilaaf sababay in wadayaasha Gadiidka Basaska ee iskaga kala goosha magaalada Hargeysa ay kordhiyeen qiimaha ay shacbigu ku raacaan Basaska.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan.

Somalilandpost.net