Hambalyo Urur-siyaasadeedka Waddani: Ardayda Jaamacadaha Dalka

0

Anigoo ah dhamaan ardayda Jaamacdaha Dalka sida Hargeisa University, Admas University, Fairland University, Golis University, New Generation University, Burco University, Camuud University.

Waxaa hambalyo iyo bogaadin u diraynaa aasaasayaasha ururka WADANI ee la ugu dhawaaqay khamiistii aan soo dhaafnay ee taarikhdu ahayda 6-10-2011, waxaanu si gaar ah u soo dhawanayanaaย  Gudoomiyaha ku-meelย  gaadhka ah ee wadani ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland mudane C.rahmaan cabdilaahi (ciro); anigoo u aragna in uu yahay hogaamiye Somaliland gaadhsiin kara Horumar iyo Isbadal la taaban karo dhamaan dalkaย  gaarahaan dhalinyarada Somaliland.

Waxaa halkan ka cadaynaynaa in aan la garab taaganay taageero hiil iyo hoobaย  markaa aragnay xeerarka ururkana iyo himilada ururkana kaasoo u sahali kara dhamaanย  dhaiiyarada somaliland in ay ku soo biiraan saaxadada siyaasada dalka.

Waxaa mar kale leenahay Hambalyoย  Aaasaasayaasha ururka WADANI

LIISKA ADAYDA JAAMACADAHAย  DALKA:

1-ย ย ย ย ย  Khaalid Cabdilaahi Ducaale.

2-ย ย ย ย ย  Cabdirakiim Maxamed Cabdilahi.

3-ย ย ย ย ย  Maxamed Cabdilaahi Aqali.

4-ย ย ย ย ย  Cabdinaasir Axmed Jaamac .

5-ย ย ย ย ย  Axmed Maxamed Hashi.

6-ย ย ย ย ย  Deeqa Maxamuud Warsame.

7-ย ย ย ย ย  Sahraย  Axmed Cumar.

8-ย ย ย ย ย  Ayaan Aadan Axmed.

9-ย ย ย ย ย  Shukri Axmed Idiris.

10-ย  Ifraax Maxamed Madar.

11-ย  Umulkhayre Baashe Axmed

12-ย  Niciima Axmed Muxumed

13-ย  Maxamuud Maxamed Muuse .

14-ย  Habiiba Faarax Muuse.

15-ย  Khadar Daahir Faarax.

16-ย  Siciid Mawliid Axmed.

17-ย  Ayaan Axmed Muuse.

18-ย  Asadย  Ibraahim Aadan.

19-ย  Xariir Maxamuud Ibraahin

20-ย  Maxamed Jaamac.

Dhamaan ardayda kale ee aan Qoraalka ku xusnayna dib ayaad ka arki doontaan isha Allah.

Allaa Mahad Leh