Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu faraxβ¦.. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow ka yeel..
Aabbo Cali-Nuur Axmed-yaasiin, Hooyo Caasho Ibraahin Maxamed, Hooyo Khadiija Maxamed Xasan Faadumo Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Maryama Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Aamina Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Rooda Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Khadra Cali Nuur, Xaliimo Cali Nuur, Sagal Cali Nuur, Aadan Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdillaahi Cali Nuur, Siciid Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdirisaaq Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdicasiis Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda.
Dhammaan Qoyska Reer Cali Nuur Axmed Yaasiin,Reer Cali Cabi (Caliyare beereed ) Reer Caaqil Muuse Axmed-yaasiin iyo waxay dhaleen guud ahaan meelkasta oo ay kala joogaan waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan
Mudane Maxamed Cabdi Muuse
iyo
Marwo Suhuur Abdirashiid Maxamed
Oo maanta oo ay taariikhdu tahay 15-10-2018 Meherkoodu ku qabsoomay Hotel-ka Grand Haddi ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku raaga, Ubad khayr qaba kala hela ee Aqal-galkooda ku gaadha, Bash-bash, Barwaaqo, Farxad, Nabad-qab iyo Raynrayn Insha ALLAAH. Aammiiinβ¦.Aammiinβ¦..Aammiin.