Dhammaan shacab weynaha islaamka waxaan hambalyo iyo farxad ciideed umarinayaa hawada waxaan dhammaantiin idin leeyahay HAMBALYO HAMBALYO CIID WANAAGSAN waxaan si gaara uhambalyaynayaa shacabka reer somalilaand dal iyo dibad waxaanan inoo rajaynayaa in ilaahay inaga aqbalo camaladii ramadaanka. ciidan ciideedana inagu gaadhsiiyo caafimaad, nabadgelyo, iyo horumar
HAMBALYO CIID MUBAARAK
Abdifatah Basher Hassan
burco-somaliland