Wasiirka Madaxtooyada JSLย ย Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ย ย Af-hayeenka Madaxtooyada JSL,ย Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),ย ย ย Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL,ย Mudane Xasan Cabdi Madar,ย ย Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada ย ย ย ย ย ย JSL,ย ย Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi), Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSLย Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi, ย ย ย Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSLย Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye, ย ย ย La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynahaย Marwo Aamina Xaaji Axmed Miisaan, ย ย Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSLย Mudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), ย ย Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSLย Mudane, Abshir Xasan Xaashi, Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidka dadweynaha,ย Mudane, Bashiir Cabdi Xariir, Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSl,ย Mudane, Cali Xuseen Nuur
Waxay Hambalyo dhalasho u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Cali Axmed Cali iyo Sabaax Cabdalla Cabdilaahi oo 20/05/2012 Gabadhiย ugu dhalatayย magaalada Doha ee dalka Qatar. Gabadhaas oo loo bixiyeyย Luulwa Axmed Cali.
Dhamaan Dadkani waxay leeyihiin Luulwa soo barbar oo Noqo tii Dalkeeda, Diinteeda iyo waalidkeedba anfaca.