Maamulka iyo Hawl-wadeennada kala duwan ee Shabakadda Wararka Ee Somalilandpost, waxa ay hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan
Aabo Mustafe Maxamed Magan
Iyo
Hooyo Faadumo Mahdi Sheekh Xasan
Oo 04 August, 2015 Laba Gabdhood oo Mataano ahi ugu Dhasheen Cusbitaalka Gargaar ah ee magaalada Hargeysa. Gabdhahaas oo loo Bixiyey Asma Mustafe Maxamed Magan Iyo Aasiya Mustafe Maxamed Magan, waxaanu Eebbe uga baryeynaa inuu ka Dhigo Ubad Baari ah oo Dadkooda, Dalkooda iyo Diintooda Anfaca. Aamiinโฆโฆโฆโฆ..AamiinโฆโฆโฆโฆโฆAamiin