Hassan M Jama βHeissβ iyo bahda Xidhiidhka Dadweynaha ee Shirkadda Dahabshiil, iyaga oo kaga wakiil ah dhammaan maamulka, saraakiisha, hawlwadeenka, laamaha iyo wakiillada shirkadaha Dahabshiil Group, waxay hambalyo kal iyo lab ah u dirayaan
Β
Khadar Ahmed Baarjeex
iyo
Khadiija Dr. Abdullahi Sh. Mohamed Walaaleeye
Oo aqal-galkoodu ka dhacay Hotel Ambassador, Hargeisa, Wiil & Caano.. Gabadh & Caano.