Maamulka iyo Hawl-wadeennada Shabakadda Wararka ee Somalilandpost, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska Tifaftiraha ย Shabadda Berberanews iyo Marwadiisa
ย Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago)
iyo ย Cayni Aadan Cali
Oo 10/01/2013 arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo qoyskii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela. Aamiinโฆ………… Aamiinโฆ………..Aamiin