Halkuu Ku Danbeeyay Zaadkii Shilinka Somaliland?

0

 

 

Waxaynu walaalayaal si fiican aynu u wada ogayn in wasaaradeena maaliyadu ay u soo jeedisay ganacsatada soomalilandย  iyo xawaaladaha dalka inayย  saadka shilling ka Somaliland wax lagu kala iibsado.

Hadaba talaabadaasi markii ay soo saartay wasaaradda maaliyaddu oo ay shacabka jamuuriyada Somaliland ay soo dhaweeyeen .

Waaba yaabe ย aan u soo daadago dulucda hadalkayga waxaa aan indhahayga ku arkay in markaan saadka shilinka Somaliland aan is idhaahdo meherad kaga iibso alaab ay meheradii odhaneyso walaal waxba kaagama iibineyo? sabab

Sababtoo ahย  markaan is idhaa bakhaarkii raashinka wax kaga soo iibso wuu I diidayaa

Waa suโ€™aale go aankii waasaarada maaliyadu ma wuxuu noqday hal bacaad lagu lisay ??????