Hadidaadda Xukuumadda Siilanyo Ay Ku Hayso Saxaafada Madaxa Banan: W/Q: Khadar Jirde

0

ย UGU HORAYN WAXA AAN HALKANย  KA SALAAMAYAย  SAXAAFADA MEELKASTA OO AY KU SUGANTAHAY.

ย HADII AAN FIKIRKAYGA U SOO ย gonda-dego;

khadarWaxa aynu wada ognahay in xoriyatul qawlkuii saxaafadaย  madaxย  banan ku naalonaysay laba iyo labaatankiiย  sano ee soomaaliland jirtay. In ay xukuumada maanta talada haysa ugu bedeshay dil xadhig iyo cabudhinย  aan kala go.alahayn. iyada oo aynu wadaย  in ay xukuumadu ย tahay tiiย  kuย  ololaynaysayย  in badan kuna dhaliili jirtay xukuumadiiย  madaxwayne daahir Riyaale kaahin in ay xoriytul qawlkii saxaafada madaxa banan ay ku tumanaso . hadaba waxa aan odhan karaaย  intii uu xukumada daahir Riyaale hogaaminayay weli saxaafadu lamay kulmin mid lamid ah ka ay manta ku hayso saaxaafada xukuumada maxawyne siilanyo ee ah xadhiga dilka caga juglaynta, ย hadaba waxa aynu wada ognay oon qofna manta daah kasaarnayn in ay saxaafadu tahay takeliya ee manta aduunka kala wada haday tahay mid dumineed iyo mid dhismeba hadii aynu damoono bariga dhex wixii ka dhacayย  waynu ognay in ay saxaafaduย  kow ka ahayd, waxa hadaba dhaqankeena ku cusubย  ooย  laba iyo labaatankii ee Somaliland jirtayba aan wadankeena ย ka dhicin ย in sifihii argagixisada ama dhaqankii al.shaab in rag xukuumada ka tirsaniย  intoy afkasoo duubteenย  ay soo weerareen xarun kamida xarumaha saxaafada madaxa banan gaar ahaanย  xarunta wargayska hubaal taasina Somaliland u may ahayn caado ee waa waxa cusub ย oo xukuumada axmed siilanyoย  la kowsatay, hadaba waxa laga yaaba in ay sedex boqol ooย  cajelodod ay kor u dhaafayaanย  hadaldii uu madawayne daahir Riyaalekaahinย  kuย  eedayn jirayย  ee uu lahaa Axmed siilanyo saxaafadiiย  ayuu cabudhinayaa oo ku tacadiyaya ina Riyaale iyad oo aynu arkayno waxa ku dhacaya saxaafada manta,ย  hadaba waxa aan leeyahayย  ma waxayย  doonayaan in la dhagasiiyo cajeledihii laga duubay xukumada xiligii ololaha,(waxaย  lagu ducaystaa ilaahayow afka yaga iyo dhegahayagu yaanay ismaqli waayin)

ย 

  • Waxa aan u soo jeedinayaa xukumada hidii aanay iyadu falkan qaybย  ka ahaynย  waa inay cadaalada si dhakhsoย  ahย  u hor keentaa cida ku lugta leh falka argagixiso ย ee loo gystay wargayska Hubaal

Qalinkii: By: Khadar Jirde Axmed