HADHWANAAG – HEEDHE MAY MAQLAYSAA?

0

Waxaanย ย marka horeย ย siย ย xushmad lehย ย u salaamayaaย ย dhamaanย ย bulshada Somaliland siiba Saxaafadda Xorta ah ooย ย mowqif wanaagsan oo dhex-dhexaad ah iska taagay gardaradda Hadhwanaagnews. Waxaadย ย ย muujiseenย ย ย waayo aragnimo iyo bisayl mihnadeed. Waxaย ย la dhaafay waqtagii wiil yar ooย ย qalin sitaaย ย Madaxda ugu hanjabi jiray โ€œย ย Jeebka baadhย ย โ€ย ย haddii kale shaadhkaan kaย ย wasakhaynayaa.ย ย Horaantiiย ย bishii Dec ,2018ย ย waxaanย ย Xafiiska Hadhwanaagnewsย ย ee Toronto goor maqrebaย ย kula kulmay Axmed Naasir Jibril. Waxa dibedda igu sugaysayย ย xaaskayga oo gaadhiga ku dhex jirtay waqtigaas oo qabow iyo baraf badani dhacaayay. Axmed Nasir wuxuu iiga waramay xaallaadiisaย ย dhaqaale iyo kirooyin lagu leeyahy waxaanu iga codsaday inaan taageeroย ย joogta ah uga raadiyo dawladdaย ย . Wuxuu ii sheegay inay Puntland iyo Somalila ay taageero dhaqaale u fidiyaanย Saxaafadoodaย ย sidaa awgeedna aanay war xun uga qorinย ย xukuumadahooda. Codsigaa Axmed Naasir kumaan qancin , si deggana waanย ย ugaย ย ka cudur daartay . Dhawr jeerย ย oo danbeย ย ย telefoon ayuu igula soo xidhiidhay balse kamaan qaban .

Hadaba, maanta ooย ย ay taariikhdu tahay 4/9/2019,ย ย waxay Maxkamadda Gobolka Maroodijeexย ย ย xayiraad dul saartay Hadhwanaagnews. Waxaan Hayโ€™adaha Garsoorkaย ย u gudbiyay dacwadย ย nuxurkeeduย ย yahay shakhsi weerarย ย & sumcad dil โ€œ Defamation &ย ย character Assassination โ€.

Waxaan dacwadda kusoo oogayย ย Mulkiilaha Axmed Nasirย ย Jibril iyo Tafatiraha Abdirazaaq Goud ooย ย deggan Hargeisa. Haddiiย ย denbigaasiย ย ย ku cadaado ,ciqaabtoย ย waa xadhig dheer iyo ganaax lacageed. Axmed Naasir waxa la gudboon inuu Hargeisa yimaadoย ย ooย ย si raganimo leh isu difaaco. Haddii aad maqnaato,ย ย ย waxaย ย la qaban doona โ€œ Trial in Absentiaโ€, xukunka kasoo baxana waxa lagagag sheegi doona โ€œ Radio Hadhwanaagโ€ oo ka hadasha mawjadaha gaagaaban.ย ย Ugu danbaynaย ย waxaan ku leeyahayย โ€œย ย Lixdan baan jireeย ย ย ย yaan indhaha laydhi kaa marinโ€ย