Guulaha Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka iyo Fashilka Qorshihii Soomaaliya Maleegtay

0

Aqoonyahan Ismaaciil Cabdilaahi, ayaa si faahfaahsan uga faallooday Guulaha Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka iyo Fashilka Qorshe lid ku ah safarka weftiga madaxweyne Muuse Biixi oo Soomaaliya soo Maleegtay.

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Aqoonyahan Ismaaciil Cabdilaahi