Gudoomiyihii Hore ee Degmada Allaybaday Arinkiisu Ma Nin Daad Qaaday Xunbo Cuskaybaa? โ€“ W/Q: Maxamed Haldoor

0

Salaan kaย  dib,ย  masuul kasta oo umad xil u qabtaa waxa uu kasbadaa sharaf haddii uu wax-qabad la taaban karo iyo taariikh kaga tago bulshada dhexdeeda, laakiin waxa karaamadiisa iyo sharaftiisa ay gooni u tilmaamnaadaan marka uu magac xumo kaga tago xilka uu umadda u hayey, walibana uu ka daba hadlo marka xilka loo dhiibtay laga qaado.

Waxaan uga socdaa, qalinkana aan u qaatay, haddallo ka soo yeedhay Gudoomiyihiiย  Hore ee Degmada Alaybaday ee Xilka laga Qaaday ooย ย  ilaa hadda u qaadan laโ€™ xil ka qaadistii lagu sameeyay, isla markaana kala garana in xilkii uu hayo iyo inkale.ย  Waayo, waxaad arkaysaa isagoo had iyo jeer ka hadlaya warbaahinta oo hawlihii xafiiskaย  iyo arrimo aan hada isaga khusayn uu ย meelahaa kaga hadlo.

Waxaa iska caado ah inย  Markaย ย  Masuul, la badaloย  ay afkiisa ka soo baxaaanย  Waxyaabo aan looga fadhiyin oo aan munaasib ahayn.

Waxaย  ayย  Bulshada Reer Alaybaday ka wada dharagsantahayย  Mudadii uu xilka hayay waxqabadkiisii oo ย ย bulshadu aad ayay uga dharagsantahay Qof wal ooย  masuul ah oo soo maraybaย  Xumihiisa, iyo Wanaagiisa.

Haddaba,ย  Ex Gudoomiyihii Dauudย  Xuseen Jaamacย  Hore Waxaanu ku sheegaynaa Haddii cidi haddii cidi bulshada kula dhexjirtayย  Muaamaraad iyo hadalo aan munaasibad ahayn, Maamul xumo, musuqmaasuqย  iwmย  adiga ayaa ka kow ah. Waxaana ka makhraati kacaya,ย  Bulashada Reer Alaybaday waaย  Bulsho taageersan Madaxdeeda iyo Dawladeeda oo ay Marwalbana la garab taagan hiil iyo hooba.

Qurba jooga Reer Alaybaday iyoย  dadkooduna waa kuwaย  dhisan karaย  Waddo Wanaagsan awoodaana way leeyihiin,

ย Waxaanu Talo kuugu sooย  jeedinaynaaaย  Arimahan hoos ku qoran:-

1-ย ย ย  Inaadย  ka dhawarsoonaato,ย  Waxyaabahaย  Mustaxiilka ah ee aadย  Bulshada Reer Alaybaday kula dhex wareegayso.

2-ย ย  Inaadย  Iska daysoย  Waxka sheegaย  Madaxada Qarankaย  Dadkaย  Maamulka maanta haya, Waayoย  Shalayย  ayaad xilka haysay,ย ย  Barina Waadย  iman kartaaa, Taariikhda ayaa idinka kala sheegi doonta adiga iyo Maamulka hadda jira mid waliba wuxuu u taray iyoย  wuxuu qabtay.

Talo ku Socotoย  Bulshada Reer Alaybaday : –

a) Waxaanย  Bulshada waynta Reer Allaybadayย  kula talin lahaa in aanay dhagaysan Daacayada Raqiiska ah eeย  Ex Gudoomiyihiiย  Hore kula Dhex wareegayo Degmada.

b)ย  Maamulka Cusub ee Degmadana Mid baanย  leeyahay,ย  Faraska usha waxa loogu dhuftaa ha kasii badiyo haddii bulshada aad maamulka u tihiin ayย  idinka yimaadaan dhaliilo waa toosintiina,ย ย ย  Dacaayadaha Raqiiska eeย  ex Gudoomiyihii hore ee Daaud Xuseen Jaamac wadana, Waxay ka dhigantahayย  Riyoย  hadday dub leeyihiin Dabadooda ayay ku qarin lahaayeen,ย  Haduu Wax qabanayoย  Ex gudoomiyihiiย ย  hore Wakhtigii uuย  Xilka hayay ayuu qaban lahaa.ย  Haddii se aad la mid noqotaan kii hore waddadii uu maray ayaadย  Mari doontaan idinkuna, dadkuna wayย  kaa tashan doonaan ee ka taxaddir ayaan leenahay, dawladyadana waanu jecelnahay, Madaxda waanu jecelniย  hadal qof yidhaahdaan waxbaย  kama tarayo in bulshada ย lagu marin habaabiyo.

Alaaย  Mahad leh

Maxamedย  Haldoor

Haldoor01@hotmail.com