Gudida Baadhista Xansuuqa Oo Sheegay Inay Dacwado Ku Soo Oogayaan Saraakiil Dawladii Siyaad Bare Ka Tirsanaa

0

Hargeysa(SLpost)-Gudida xanuusqa Somaliland ayaa sheegay inay la shaqaynayaan urur maraykan ah oo maxkamad ku so oogi doono saraakiishii dawladii Siyaad Bare ee xanuuqdayada kala duwan ka gaystay Somaliland.