“Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee I dhaarinayey ayaa la waayey, markii saacado la raadinayey, ayaa laga soo helay isagoo meel ku Qayilaya”

0

 

“Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee I dhaarinayey ayaa la waayey, markii saacado la raadinayey, ayaa laga soo helay isagoo meel ku Qayilaya” – Ex-Madaxweyne Daahir Rayaale oo ka sheekeeyey xaaladdii Somaliland gashay markii la soo sheegay Geeridii Madaxweyne Maxamed Ibraahim Cigaal (AHN)

#daahirRayaale #daahirriyaale