Burco (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa iska jawaabay eedo ay dhawaan u jeediyeen xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Burco.
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN
https://www.youtube.com/watch?v=sB3LnKNQSA0