Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Maxkamada Sare

0

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa soo dhaweeyay go’aanka maxkamada sare ee taageeray go’aankii golaha guurtidu ay mudada ugu kordiyeen xukuumadda iyo golayaasha sharcidajinta