Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye xisbiga mucaaradka ahee Waddani Cabdiramxaan Cirro ayaa si murugo leh ku qaabilay goβaanka maxkamada sare ay ka soo saartay turjumidii madaxweynuu uu ka cidsaday.
waxa guddoomiye Cirro oo warbaahintu waydiisay sida uu u arko goβaankan waxa uu yidhiβGoβaanka maxkamadu ay soo saartay sidiisa ayaan ku qaadanayaa.β
Cabdiraxmaan Cirro ayaan wax faah faahin ah sii siin warbaahinta, waxaana ay u muuqataa wakhtigan dami doono khilaafkii doorashooyinka la xidhiidhay ee mudada dheer soo jiitamayay.