Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo magacaabay Xilal Cusub

0

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta magacaabay Xog-hayeyaal cusub oo hoggaamin doona siyaasadda Xisbiga ee Arrimaha Xannaanada Xoolaha iyo Wacyigelinta.

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO